Description
Qaabka is diiwaangalinta
-Macaamiilka dhaweeye si caadi ah ayuu isu diiwaangalin karaa ama isago isku diiwan galinaya facebook ama google.
-Darawalka sido kale ayuu isu diiwan galinaya balse waxuu sugaya inta laga so aqbalayo darwalnimadiisa kadib ayuu isticmaali karaa.
Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo dhaweeye
1-Macaamiilka ayaa dooran kara meesha uu rabo in la geeyo , kadib ayuu arki doona masaafada lagu tagi karo meeshas iyo lacagta lagu geynayo , kadib ayuu dooran karaa nuuca
gaari u rabo inuu raaco hadii ay online yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee dhaweeye.
2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaari aad dalbatay , isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara.
3- Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan in la diiday ama in la aqbalay.
4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha siyuu u raadiyo meesha u ku suganyahy.
5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darwalka usoo socdo dhankiisa.
6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darawalka soo gaaray.
7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga.
8-Darawalka waxuu arki doona jidka u ku socdo iyo sida ugu dhaw u ka tagi karo meesha u dalbaday macaamiilka.
9-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagti safarka.
10-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali doonan warqada lacagta , sido kale mid walba kan kale ayuu qiimeen ku samen doona intii ay safarka ku wada jireen.

Old Versions
- 09/04/2021: Dhaweeye Macaamiil 1.0.86
- 10/06/2020: Dhaweeye Macaamiil 1.0.77
- 11/12/2019: Dhaweeye Macaamiil 1.0.60
- 03/11/2019: Dhaweeye Macaamiil 1.0.54
- 01/08/2019: Dhaweeye Macaamiil 1.0.44
- 07/17/2018: Dhaweeye Macaamiil 1.0.19
- 08/30/2018: Dhaweeye Macaamiil 1.0.18
- 04/22/2018: Dhaweeye Macaamiil 1.0.4
- Report a new version
- App Name: Dhaweeye Macaamiil
- Category: Tools
- App Code: com.dhaweeye.client
- Version: 1.0.86
- Requirement: 5.0 or higher
- File Size : 9.17 MB
- Updated: 2021-09-04